safety is first
𝐎𝐒𝐇 𝐁𝐫𝐨𝐚𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭 – Dr. Maxamed Mumin Caanooy – Xogyaha Guud SWOSHPA iyo 𝐏𝐫𝐨𝐟. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐞

Qaybta 2aad 𝐎𝐒𝐇 𝐁𝐫𝐨𝐚𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭, Dr. Maxamed Mumin Anoooy – Xogyaha Guud SWOSHPA iyo 𝐏𝐫𝐨𝐟. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐞, Madaxweynaha Jaamacadda City oo ku takhasusay Cilmiga nafsiga (𝐏𝐬𝐲𝐜𝐡𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲) kuna haysta shahaadada PhD – ayaa si qoto dheer u falanqeynaya 𝐤𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐧𝐚𝐟𝐬𝐚𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐱 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚 𝐠𝐨𝐨𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧 𝐮𝐠𝐮 𝐲𝐞𝐞𝐥𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚.



